Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Waare oo Muqdisho ku shiray (Sawirro)

Waxaa caawa magaalada Muqdisho shir gaar ah ku yeeshay Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed , Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud  iyo Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo xubno kale. Kulankan caawa yeesheen Madaxdii hore ee dalka iyo Madaxweynaha Hirshabelle ayaaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Dalka gaar ahaan isbadalka ku dhacay … Continue reading Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Waare oo Muqdisho ku shiray (Sawirro)